“Author Archive”
Stories written by reporter

18 Killed as 2 Blasts, Gunfire Rock Somalia’s Capital

MOGADISHU, Somalia (AP) — Two car bomb blasts in Somalia’s capital killed at least 18 people on Friday and shattered a months-long period of calm in Mogadishu, which is often the target of attacks by the al-Shabab extremist group. The explosions came a day after Somalia’s interior minister warned of an explosives-laden vehicle somewhere in […]

February 24th, 2018 | Posted in english | Read More »

Iska hor imaad iyo Qaraxyo Caawa ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa caawa ka dhacay laba qarax is miidaamin oo lala beegsaday meel u dhow bar kontrol oo ciidamada NISA ku lahaayeen xaruntooda guriga Habar Khadiijo isla markaana ku dhow Hotelka cusub ee Doorbin isgoyska Bar FIAT ee Km0. Sida ay sheegayaan goob joogayaal warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qaraxa dambe lala eegtay […]

February 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Yaa ka mid ah dadka ugu cad-cad ee laga yaabo inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya?

Iyadoo toddobaad ka hor uu xilkii iska-casilay Ra’iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Hailemariam Degalegn ayaa waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan cidda bedeli doonta. Ilo wareedyo ku dhaw xukuumadda Itoobiya ayaa laga soo xigtay in afar qof midkood laga yaabo in laga dhigo Ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya oo aan la ogeyn […]

February 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Dhakhaatiir ku guuleystay qalliinka ‘buradii ugu weyneyd ee maskaxda’

Dhakhaatiirta Hindiya, ayaa ku guuleystay iney soo saaraan buradii uggu weyneyd, oo culeyskeedu yahay hal kiilo iyo sided garaam, taasoo laga gooyey maskaxda nin da’diisu tahay 31 sano jir. Qalliinka, oo qaatey muddo toddobo saacadood ah, ayaa waxa lagu sameeyay cisbitaalka Nair ee ku yaalla galbeedka magaalada Mumbai 14-kii bishan February ee 2018-ka. Balse hannaankii […]

February 23rd, 2018 | Posted in caafimaadka | Read More »

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamad Dowladda ayaa xalay howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaano hoostaga degmad Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaano ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab. Howlgalka ayaa Saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda waxa ay sheegeen in laga fuliyay deegaan lagu Magacaabo Aaybuuteey oo u dhaw deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo todobaad ka […]

February 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Wasaaradda Amniga oo baaritaan ku heysa dad suuqa ku iibiya dharka ciidanka

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Dharka ciidanka, Daawoyin iyo raashin intaba lagu iibiyo suuqyada Muqdisho ay baaritaano ku hayaan. Waxa uu sheegay in laamaha amniga ay iminka wadaan baaritaano ku aadan dadka ka Ganacsada Dharka iyo waxyaabaha kale ee Ciidamada dowladdu leeyihiin. Waxa uu […]

February 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo berri ka dheceysa Muqdisho

Magaalada Muqdisho Berri oo Sabti ah waxaa ka dhaceysa doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, Sida ay horay ushaaciyeen Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka. Kursigan oo ay leedahay beesha Samaroon (Gadabuursi) ayaa ah kuwa Xildhibaanadiisa ay ka soo galaan deegaanada Somaliland, Waxeyna doorashadooda ka dhacdaa Magaalada Muqdisho. Waxaa  13-Kii February Sanadii hore ee […]

February 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiyihii Sport-ga Xamar Jajab oo lagu dilay Degmadaasi

Guddoomiyihii Spor-tiga degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir ayaa xalay lagu dilay degmadaasi. Sida uu xaqiijiyay Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka degmada Xamar Jajab Cali Cabdiqaadir Faarax ,Askari ka tirsan Ciidamada doladda ayaa qof shacab ah u dhiibay qorigiisa  kaas oo ay  Rasaas uga fakatay guddoomiyihii Sport-ga Xamar Jajab Xabiib Maxamed Saciid  ( […]

February 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Hakan Cavusoglu iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wafdiga Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga ayaa booqan doona Safaaradda iyo Saldhigga Milateri ee Turkiga ku leeyahay Muqdisho, halkaasoo boqolaal […]

February 22nd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Waare iyo Madaxweynaha Dalka Jabuuti?

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa  la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Ismaciil Cumar Geelle,iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyada Jabuuti ayaa  waxaa Madaxweyne Waare uu mudane Ismaaciil Cumar Geelle uga warbixiyay xaalada Amni ee deegaanada Hir-Shabelle iyo hwolgalka AMISOM ay ka wadaan […]

February 22nd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

*Dhageyso* Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo ka hadlay xaalada Soomaalida ku dhibaateysan Liibiya