“Author Archive”
Stories written by jamaal

Walaal Caawi Fadliga Bisha Ramadaan Awgeed, dad dhibaato ka soo gaadhay Roobab

walaalka Muslimka ahow u Gargaar walaalaha Somaliyeed ee dhibaatadu ka soo gaadhay Roobabkii ka da`ay Xeebaha Gobolka Awdal, halkaas oo ay ka dhacday Musiibo weyni waxa ku dhintay dad gaadhaya 30 Qof, Hoy iyo Xoolo wixii ay haysteen dhamaan waxa ka baabiyay Roobabkii iyo daadadkii halkaas ka da`ay walaal dadku ma haystaan Hoy, Biyo iyo […]

May 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

“Haddii Kursi Jacayl ku Hayo Miciin Habidin Dagaal Sokeeye”. W/Q: Buraalle Jaamac Ciise

_______________________ Maxaad Ka Taqaan Ka Mid Ah Xolodka Ugu Weyn Ee Shidaya Xiisada Ka Taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo deegaamada hoosyimaada Waa Shakhsi U Guntaday Sidii Uu Af Iyo Maalba Uu Dogobo U Sii Saari Lahaa Colaada ah Kaa Dhimay Iyo Kugu Dhimayga Ah Ee Dhex-taalay Mudooyinkii Ugu Dambeeyey dadka Wallaallaha Ah Ee […]

May 30th, 2018 | Posted in faallo | Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday SBS TV Iyo SOMNEWS TV

Xukuumadda Somaliland ayaa  dalka ka mamnuucday inay ka hawlgalaan laba Telefishan oo kala ah SBS iyo SOMNews, siday werisay wakaallada wararka Somaliland ee SOLNA. Wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland ayaa  qoraal ay soo saartay maanta waxay ku sheegtay in SBS iyo SOMNews  laga joojiyey inay ka shaqeeyaan Somaliland, kadib markii ay ka baxeen milgihii iyo […]

May 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Qoys Ahaan Waxaa Iga Geeriyooday Sideed Qof Oo Lix Aanu Walaalo Ahayn Iyo Hooyada Iyo Aabahay,

Ibraahin Muuse Cabdi oo ka mid ah ardayda wax ka dhigata deegaanka Gargaara oo ka mid ah xeebaha gobolka Awdal ayaa ka warramay masiibo ka soo gaadhay roobabkii duufaanada ahaa ee ku dhuftay gobolada Awdal iyo Selel. Ibraahin Muuse Cabdi ayaa warbaahinta u sheegay in isaga oo ku maqan waxbarashadiisii ay reerkoodii qaadeen daadadkii xooga […]

May 24th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Walaal Caawi Dadka Dhibaatadu ka soo Gaadhay Duufaanadii ka dhacay Xeebaha Gobolka Awdal

walaalka Muslimka ahow u Gargaar walaalaha Somaliyeed ee dhibaatadu ka soo gaadhay Roobabkii ka da`ay Xeebaha Gobolka Awdal, halkaas oo ay ka dhacday Musiibo weyni waxa ku dhintay dad gaadhaya 30 Qof, Hoy iyo Xoolo wixii ay haysteen dhamaan waxa ka baabiyay Roobabkii iyo daadadkii halkaas ka da`ay walaal dadku ma haystaan Hoy, Biyo iyo […]

May 24th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

“Waxaan Shacabka Ugu Baaqayaa In Ay Garab Istaagaan Ciidamada Qaranka Ee Ku Jira In Ay Difaacaan Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo wafti uu hogaaminayo oo lagu soo    dhaweeyay dalka Belgium oo uu kaga qayb galayo shir ka dhacaya ayaa shacbiga reer Somaliland gudo iyo dibadba ugu baaqay in la is barbar taago ciidammada qaranka ee jiidda  bari ee xadka Somaliland ku sugan. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi […]

May 24th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Gaadiidka Oo Daahfuray Balaadhinta Kaadhka Dhaqdhaqaaqa Gaadiidka Ee Gobolada Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL,  Mudane: C/laahi Abokor Cismaan ayaa maanta magaalada Hargeisa si rasmi ah ugu daah-furay wajiga labaad ee Kaadhka dhaqdhaqaaqa Gaadiidka JSL Mashruuucan oo ay  Wasaaradda Gaadiidka hore uga hirgalisey Gobolada maroodi-jeex iyo Saaxil ayaa  maanta tababar loo furay dhamaan isuduwayaasha gobolada dalka iyada oo wixii maanta ka danbeeya Kaadhkan […]

May 24th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Gargaarkii u horreeyey oo La Gaadhsiiyey Goobaha ay Waxyeelleeyeen Roobabkii Duufaannada Watay

Madaxweyne-ku-xigeenka  Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa deeqdii ugu horraysay ee  gargaar ah oo xukuumaddu bixisay  gaadhsiiyey degmada Lughaya oo kamid ah goobaha ay sida weyn u wax yeelleeyeen roobabkii duufaannada watay ee ku dhuftay ee dhawaan  gobollada Awdal, Salel iyo Saaxil. Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu wehelinayo guddoomiyaha […]

May 22nd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Kormeeray Jaamacadda Hargeysa, warbixina Siiyay Ardayda Jaamacada Dhigata

  Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer kedis ah ku tegay xarunta Jaamacadda Hargeysa, waxaana uu halkaas war-bixin ku saabsan dhibaatada ka dhalatay roobabka duufaannada watay ee ku dhuftay deegaannada xeebaha galbeed ee dalka ku siiyey ardayda kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda oo waqtigaas ku gudo jirtey waxbarashadooda caadiga ah. Madaxweynaha oo […]

May 22nd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxtooyada Somaliland Oo Caawa Lagu Qabtay Munaasibada Xuska Sanad Guurada 27aad Ee 18 May

Munaasibad ballaadhan oo casho-sharafeed iyo Afur is barkan ah oo loogu dabbaal-deggayo sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland. Munaasibadda cashada iyo Afurka isugu jirta, ayaa waxa ka qayb-galay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ku-xigeenkiisa, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),  guddoomiyaha […]

May 19th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*