18 Apr, 2024
1 min read

Taageerayasha Arjantiin oo u hambalyeeyey guusha koobka ciyaaraha aduunka

Qaliif Maxamed Ibrahim oo ah tageero kooxda Arjantiin oo ku guleysatay koobka aduunka ayaa hambalyo hawada umariyay dhamaan tagerayaasha xulka Arjantiin. Qaliifka ayaa waxaa uu shegay in waligiis tagera u ahaa nadiga xulka kubada cagta ee arjantiin waxaa kaloo ushegay in waligii sacabaha u tumayay ciyaaryahanada kubada cagta ee Arjantiin. Qaliifka ayaa waxaa uu ushegay […]

1 min read

Jaaliyada Holland oo soo dhaweysay wariye Cagmadhige

Gudoomiyaha jaaliyada soomaliyed ee dalka Holland Cabdulqadir Cali Nuune ayaa soodhaweyn heersare ah ugu sameyay saxafiga soomaliyed Maxamed Axmed Xaaji Cagmadhiga. Wariya cagmadhiga ayaa mudo dhowr casha ah baaqi ku ahaanaya dalka Naderland, asagoona qorsheynaya in uu kaga sii gudba dalka Biljimka si markaasi kulama xog wareysi ah uu la qaato madaxa safarada soomiyeed ee […]

1 min read

Macali Mahad oo qalab isboorti gudoonsiiyey dhalinyarada Hasselti ee Biljamka

Munaasabad si heer saro ah loo soo agaaasimay ayaa waxaa Ay ka dhacday dalka Biljamka ee magalada Hasselti, munaasabadaasi ayaa waxaa deeq qalab isboorti ah soo gaarsiiyay naadiga Ellman, ayagoona ku dhirigalinayeen dhalinta da’da yar ee ku nool dalka Biljamka gaar ahaan magalada Hasselti. Deeqdaasi Isboorti ayaa waxaa wareejiyay Mahad Muxidiin Cali Macalimu ayaa wuxuu […]

1 min read

Tacsi tiiraanyo leh: Al-ustaad Axmad Naaji Sacad iyo Maxamed Maclow oo tacsi u diraayaa fanaanadii Khadra Daahir Cige oo caawa geeriyootay

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna waxaa caawa magaalada Hargeysa ku geeriyootay marxuumada Khadro Daahir Cige oo aheed fanaanad caan ka aheed dhulka Soomaalida dagto. Marxuumada ayaa geerideeda oo aad looga naxay ayaa waxaa tacsi tiiraanyo leh halkaan uga diraayaa al-ustaad Axmed Naaji Sacad iyo Al-fanaan Maxamed Maclow Nuur iyo dhamaan hobolada waaberi iyo maamulka warbaahinta […]

1 min read

Holland oo lagu qabtay munaasabad lagu taageeraayo madaxweyne Xassan Sheekh Muxamud

Dalka Holland waxaa lugu qabtay munasabad lugu taageyrayay madaxweynihii tobanaad ee soomaliya mudane professor Xassan Sheekh Maxamuud. Munasibadasi cashada sharafta ah waxaa ka soo qeybgalay safriirka soomaliya ufadhiya midowga yurub iyo Benelux waxaa kaloo kasoo qeyb galay. gudomiyaha dalada Afsan cali Awaare iyo madax gudomiyaha jaaliyada Zwolla cabdulqadiru cali nuune iyo xil dhiban iker. oo […]