1 min read

Hal arrin oo qofka sooman ku helayo kheyrka bisha Ramadaan

Kheyrka ku jira bisha barakeysan ee Ramadaanka waxaa bixiya Allah SWT, hase yeeshee waxaa jirta hal arrin oo qofka saa’imka ah haddii uu sameeyo aanu ka galeynin inuu hananayo abaal marintiisa.

Sheekh Cumar Jiilaani oo ka mid ah culimada ku caan baxday fidinta diinta Islaamka qeybihiisa kala duwan oo akhrinayay tafsiirka ee ku saabsan bisha Ramadaanka sida ugu fudud ee uu qofka soomaan ku helayo ajarka iyo kheyrka ku jira.