|

Hambalyo Meher iyo Aroos: Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali Gurxan

Meher_Aroos

Hambalyo….Hambalyo…. Hambalyo.  Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.

Caruuska iyo caruusadda waxaa halkaan hambalyo iyo bogaadin uga diraayo dadka uu magacoodu hoos ku qoran yahay oo Rabbi uga baryaayo inuu Arooskooda ka dhigo kii barko yeesha oo ay ku nagaadan, isla markaana ay noqdaan kuwo isku kaalmaysto Tiindooa Ismanka, uuna Alle ka dhigo kuwo kala hela wiilal iyo gabdho baariyaal ah oo diintooda, naftooda, waalidkood iyo dalkooda wax tara.  Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Liiska dadka tahniyadda diraayo waa:

1)      Adan Cabdi Kharash   (Finland)

2)      Cabdullahi  Cabdi Kharash (Somaliya)

3)      Xalimo Cabdi Kharash (Kenya)

4)      Saynab Cabdi kharash (Kenya)

5)      Nuur Cabdi Kharash (Kenya)

6)       Ifrax Cabdiraxman Cabdi kharash (Somaliya)

7)       Ubax Cabdiraxman Cabdi Kharash (Somaliya)

8)      Fadumo Cabdi Kharash iyo Caruurteda (Dubai)

9)      Adan Nuur Adan iyo Xaaskiisa Xaybo Macalin (Finland)

10)  Cabdiqfar Adam Nuur (Finland)

11)  Maxamed Adan Nuur (Finland)

12)  Adam Maxamed Maxamud (Finland)

13)  Xafido Maxamed Maxamuud (Finland)

14)   Cadar Cilmi (Finland)

15)  Batriya Sahal Sh Maxamud (Finland)

16)  Maxamed Cabdiqadir (Finland)

17)   Bureeqo Sharawe (Finland)

18)   Maxamed Sharaawe Maxamud  Austria)

19)  Cabdiraxim Sh xasan Cilmi iyo dhamaan reer Abdiraxim Sh Xassan Norway) .

20)  Maxamud Xasan Cilmi (Kenya)

21)  Cabdiqadir Xasan Cilmi (USA Columbus Ohio)

22)  Maxamud Daa’uud Cilmi (USA Washington Seattle)

23)  WarsameMaxamud Daa’uud Cilmi (Norway)

24)  C/risaq Maxamed Barqadle (Norway)

25)  C/Qadir Maxamed Cilmi (Norway)

26)  Maxamed Cabdile Jamac Xiish (Finland

27)  Xaji Cabdi Nuur Buule iyo xaaskiisa Ubax Maxamed Muuse (Finland)

28)  Maxamed Shariif Aboobey iyo xaaskiisa Fadumo Maxamed Muuse (Finland)

29)   Cabdiweli Bacle Sh Xassan (Austria)

30)   Xussen Maxamed Cabidile Biikole (Norway)

31)  Faysal Cabdiqadir Xareed (USA)

32)  Maxamud Awo Cabdi Macalin  (Norway)

33)  Farxan Macalin Abdirixman sh Xassan (Norway)

34)  Maxamed Cabdiqadir Maxamud (Ukraine)

35)   Axamed Cabdiqadir Xareed (Norway)

36)  Maxamud Osman Cabdi (UK)

37)   Idiris Sh Xasan Faarax iyo xaaskiisa Xabiibo Sh Xasan (Finland)

38)  Ayaan Cabdirisaaq Soofe (Finland)

39)  C/qaadir Maxamuud Warsame, (Finland)

40)   Xassan Cabdiqadir  Maxamud (Ukraine)

41)  Xaliimo sh Maxamed  (Finland)

42)  Sucad Sh Maxamed  (Finland)

43)  C/risaq Bacle Sh Xassan (Norway

44)  Qadar Cabdullahi Cabdi kharash (Sudan)

45)  C/xamid Macalin Abdirixman sh Xassan (Sudan)

46)  Dadal Adan (Finland)

47)  Maxamed Bashiir (Finland)

48)  Abshiro Yuusuf Cawaale

Web Updating, Somaliweyn Website contact@somaliweyn.com www.somaliweyn.com
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!
Posted by on Mar 7 2013. Filed under Tahniyad. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Halkaan hoose ku qor fikradaada talo, toosin iyo la talin ah ee aad ka qabto warka sare ku qoran, lama aqbali doono fikradaha aflagaadada iyo meel ka dhaca ah