1 min read

DEG-DEG: Xulka Qaranka Soomaaliya oo loo Magacaabay Tababare Cusub.

Xidhiidhka kubada cagta Somaliya ayaa maanta si Rasmi ah u magacaabay tababare cusub oo hogaamin doona xulka qaranka Ocean Stars.

Xulka Kubada cagta Somaliya ayaa bilaa tababare ahaa tan ilaa markii uu ka tagay tababarihii hore kadib fashilkii u soo bixista koobka qaramada qaarada Africa.

Xidhiidhka Somaliya ayaa haatan shaaciyay tababaraha cusub ee hogaamin doona xulka qaranka wakhtiga soo socda.

Tababaraha u dhashay dalka Morocco ee Rashid Luwis Teik ayaa loo magacaabay taababraha cusub ee xulka qaranka Somaliya hogaamin doona.