1 min read

Guddiga doorashada K/galbeed oo shaaciyay liiska 13-ka kursi oo lagu dooran doono Baraawe.

Muqdisho:- Guddiga hirgalinta doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska kuraasta xildhibaanada golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda tahay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose.

Guddiga ayaa sheegay in doorashada 13-kan kursi la qaban doono todobaadka soo socda.