Somaliweyn » Caalamka

Dabbaal daga Midawga Africa ee Addis-Ababa (WARBIXIN)

Dowladda Suuriya oo weerartay Quseyr
Ciidamada dowladda Suuriya, ayaa weerar ku qaaday si ay u qabsadaan magaalada Quseyr oo ay la dagaalamayeen mucaaradka toddobaadyo.

Telefishinka dowladda ayaa sheegay in ciidamada ay isku hareereeyeen mucaaradka, dileen toddobaatan qof ayna qabsadeen xarunta dowladda hoose.

Mucaaradka ayaa beeniyay laakiin sheegay in la dilay afartan qof.

Waxaa jira warar sheegaya in xisbulah oo taageeraysa Suuriya ay ku biirtay dagaalka. halka maleeshiyooyinka Sunniga la sheegayo inay taageerayeen mucaaradka.

Magaalada ayaa muhiim ah iyadoo isku xiraysa Dimishiq iyo magaalooyinka xeebta ee dowladda ay haysato iyo Labnaan.

US iyo UK oo cadaadis saaraya Suuriya
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama, ayaa sheegay in Mareykanka iyo Britain ay ku heshiiyeen in la kordhiyo cadaadiska saaran maamulka Suuriya si loo aqbalo mustaqbal aanu ku jirin Madaxweyne Bashar al-Asad.

Shir jaraaid oo ay si wada jir ah u qabteen Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron, iyo Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama magaalada Washington ayaa ayaa waxa ay sheegeen in labada dal ay ka wada shaqeyn doonaan sidii la isugu keeni lahaa wakiilada rejiimka Suuriya iyo mucaaradka shir nabadeed oo ka dhaca magaalada Geneva toddobaadyada soo socda.

Raiisul Wasaare David Cameron waxa uu sheegay in Britain ay caawinaad dheeraad ah siineyso wax uu ugu yeeray mucaaradka aan xagjirka ahayn ee Suuriya.

Waxa uu sheegay in tani ay tahay qaabka keliya lagu gaari karo wada xaajood lagu soo afjaro dagaalka halkaasi ka socda.

Nawaz Sharif oo sheegay inuu ku guuleystay doorashooyinka Pakistan
Ra’iisalwasaarihii hore ee Pakistan Nawaz Sharif, ayaa sheegtay guul doorasho u eg inuu waddanka xukumi doono markii saddexaad. Wali sooma bixin natiijada rasmiga ah.

Natiijo aan rasmi ahayn ayaa sheegaysa in xisbigiisa Muslim League uu noqon doono xisbiga ugu wayn doorashadii shalay, laakiin wuxuu u baahan yahay inuu sameeyo dowlad isbahaysi.

MR Sharif, ayaa balanqaaday isbadal wuxuuna ku baaqay in xisbiyada kale ay ku soo biiraan xalinta waxyaabaha adag ee horyaala Pakistaan.

Xisbiga uu hogaaminayo Imran Khan oo ahaa nin ciyaari jiray Cricketka, ayaa noqonaya xisbiga labaad ee ugu wayn, halka ay u egtahay xisbiga talada haya in laga guulaystay.

Waxaa u soo baxay dad aad u badan codbixinta oo ahayd lixdan boqolkiiba iyadoo ay socdeen weeraro.

Israel oo weerartay Suuriya
Israel ayaa xaqiijisay inay weerar cirka ay ku qaaday markab waday hub. Saraakiil u hadlay si qarsoodi ah ayaa sheegay in diyaarada ay beegsatay markab waday gantaalo gudaha Suuriya, oo la aaminsan yahay inay u socdeen dagaalyahanada Xisbulah ee Labnaan.

Waxaa la aaminsanyahay in diyaarada Israel aysan galin hawada Suuriya.

Safiirka Suuriya ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuusan ogayn weerar ay Israel ku soo qaaday Suuriya.

Milkiilihii dhismaha dumay ee dalka Bangladesh oo la xiray
Waxaa la xiray Milkiilihii lahaa dhismaha dumay Mohammed Sohel Rana, kadib markii uu dhuuntay tan iyo markii uu dhismaha dumay Arbacadii.

Ciidanka Bangladesh ayaa diyaarinaya inay isticmaalaan mashiino culus, si ay u qaadaan burburka dhismihii dumay Arbacadii ayna ku dhinteen boqolaal qof.

Shaqaalaha gargaarka ayaa qodaya burburka si ay u gaaraan dadka nool ee wali ku dhexjira dhismaha.

Dadka qaar ayaa ku jiraday urka ka soo baxaya maydka ku qurmaya burburka dhexdiisa.

Ugu yaraan laba kun iyo afar boqol oo qof ayaa la badbaadiyay, tan iyo markii uu dhismaha siddeeda dabaq uu soo dumay Arbacadii.

In ka badan saddex boqol iyo lixdan qof ayaa la ogyahay inay dhinteen ilaa hadda.

Maxaad ka taqaan Walaalaha Boston lagu eedeeyay inay qarxiyeen?!!
Labada nine e walaalaha laguna tuhmay inay ka dambeeyeen weeraradii Axadii ka dhacay magaalada Boston ee midna la dilay midka kale ay ciidamadu gacanta ku hayaan waxaa lakala yiraahdaa Tamerlan Tsarnaev oo 26 sano jir ahaa iyo Dzhokhar Tsarnaev, oo 19 sano jir ah.

Waa walaalo ku dhashay Caucasus ee Jejnia waxaana ay sanadkii 2001 ay u gureen gobolka Dagestan ee jamhuuriyadda Rush,ka ayagoo baxay xero qaxooti oo ay daganaayeen

Labadaan ee walaalaha oo da’ahaan ay waalidiintoodu sheegeen inay is xigeen muddo dheer ayay ku noolaayeen gobolka Massachusetts ee dalka Maraykanka gaar ahaan xaafadda la yiraahdo Cambridge waxaana ay  ahaayeen arday gobolkaasi wax ka barta.

Labaduba waxay ka tirsanayeen jaamacadda Harvard inkastoo ay kulayadahooda kala duwanaayeen.

Dzhokhar Tsarnaev, oo ay hadda ciidamada Maraykanku gacanta ku hayaan asagoo dhaawac ah jaamacadda waxaa ay dhawaan ku abaal marisay deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah waxaana uu aad u danaynayay inuu  noqdo Dhaqtar cudurada maskaxda ku dhaca daweeya sidaas waxaa laga soo xigtay aabihiis oo sheegay inuu ka naxsanyahay waxa wiilshiisa ku dhacay.

Qaar ka mid ah ardayda jaamacadda Harvard oo ay labadaani nin dhiganayeen waxaa ay ku tilmaameen Tsarnaev inuu ahaa nin fur furan oo dadka jecel inuu dhex galo ama uu la saaxiibo.

Sidoo kale eedeysanaha  kale ee geeriyooday Tamerlan Tsarnaev waxaa uu ahaa nin waqti badan ku bixiya cayaaraha feerka.

Dhawaan waxaa uu bartiisa Face book, ga ku qoray inuu yahay in diinta Islamka ku ad adag oo aan qamri iyo sigaar midna isticmaalin.

Waalidiinta labadaani nin ee dawlada Maraykanka ku tuhuntay in walxo qarxa ay dhigeen goob cayaaro ka socdeen ayaa sheegay inay ka naxeen marka ay maqleen warkaas.

Labadooda waxay kasoo muuqdeen cajal vedio ah iyo sawiro ay FBI,du soo bandhigtay waxaana ka muuqday ayagoo boorsooyin dhigaya goobtii ay qaraxyadu ka dhaceen

Xigasho: News Agencies

W/Tarjumay Burhan Dini Farah

burhandiini@gmail.com

Golaha amaanka oo ka doodaya ciidamo loo diro wadanka Mali
Golaha amaanka ee Q,M ayaa ka arrinsanaya meel marinta qorshe ciidamo dheeraad ah loogu dirayo wadanka Mali marka ay ciidamada Faransiisku ka baxaan.

Golaha oo fadhi gooni ah maanta ka yeelanaya xaaladda wadanka Mali ayaa lagu lafo gurayaa qorshe la doonayo in ciidamo tiradoodu gaarayso (12,600 Labo iyo toban kun iyo lix boqol) oo askari oo nabad illaalin ah kana socda Q,M.

Sarkaal u hadlay Q,M ayaa sheegay in hawlgalka Mali oo noqon doona hawlgalka Afaraad ee Q,M ka sameyso dunnida ay ku bixi doonto lacag dhan 800 milion oo dollar.

Dawlada Faransiisku dhawaan waxay ku dhawaaqday inay ciidamadeeda kala baxayso wadankaasi Mali oo ay kula dagaalantay kooxo hubeysan oo Al-Qacida ku xiran.

Warbixinadii ugu dambaysay ee ka soo baxaya qaraxyadii Maraykanka ka dhacay (Daawo sawirada)
Waaxda FBI,da dalka Maraykanka ayaa sheegtay inuu socdo baaritaano la doonayo in lagu ogaado cidda ka dambeysa qaraxyo kka dhacay magaalada Boston ee dalkaasi xilli ay cayaaro socdeen.

Warar ay soo saareen FBI,du ayaa waxay ku sheegeen in saraakiil ka kala tirsan waaxyahyaha sirdoonka Maraykanka ay wadaan howl galo gaar ah oo baaritaano lagu sameynayo goobtii ay qaraxyado ka dhaceen.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyadaas waxaana wararka ugu dambeeya ee laga helayo goobaha caafimaadka ay sheegayaan in 17 ruux oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay ay xaaladoodu culustahay.

Shirkii Calaamiga ahaa ee Socialka oo soo gabagaboobay.
Shirkii Xisbiga Socialka ee ka socday magaalada Cotemberg ee Sweden ayaa maanta lasoo gabagabeeyay kadib muddo 4 maalmood aheyd oo si xariir ah oo kala kicid laheyn uu uga socday xarunta weeyn ee shirarka ee Olapalma Center, kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wufuud badan oo heerar kala duwan oo gaarayay 3000 ayaa waxaa looga wada hadlayay arrimo badan oo ay kamid ahaayeen:

1. Diyaarinta Qorshaha iyo Istiraatiijiyada Xisbiga Socialka ee wadanka Sweden ee

2013-2017

2. Isu diyaarinta Xisbiga Socialka ee Wadankan Sweden Doorashada Dalkan ka

dhicidoonta sanadka soo socda ee 2014

3. iyo sidii loo adkeyn lahaa xiriirka caalamiga ah ee kawada dhaxeeyo dhamaan

xisbiyada ku abtirsada socialka iyo horumarintooda

Dhinaca Soomaaliya waxaa kaga qeybgalay shirkan Xisbiga SSUP ( Xisbiga Midnimada Umadda Soomaaliyeed) kaa oo la aasaasay 2004 tii, xarumo badanne ku leh wadankan Sweden iyo Soomaaliyaba.

Waxaa sidoo kale Shirkan caalamiga lagu casuumay oo ka qeybgalay Xildhibaano kamid ah Baarlamaabka Federaalka ee Soomaaliya kagana qeyb galayay Shirkan laguna Casuumay Magaca Xisbiga SSUP, Xildhibaanadan ayaa waxay kulamo la qaateen Xildhibaano dhigooda ah oo xisbiga Socialka ee wadanka Sweden kamid kuwaa oo iyaguna waxyaabo badan kawada hadleen oo ay kamid aheyd sidii labada Baarlamaan isu dhaafsan lahaayeen wafuud labada dhinac iyo cilaaqaad kuqotomo kala faaideysiga xaga khibradaha taas oo si Horudhac isugu afgarteen laguna balamay in la dhameystiromaalinta Talaadada ah oo Xildhibaanadu tagi doonaan Baarlamaanka wadanka Sweden.

Dhinaca Xildhibaanada ayaa waxay la kulmeen Gudoomiyaha Xisbiga Socialka ee wadanka Sweden kaa oo lagu wado in sanadka soo socdo loo doorto Raisal wasaaraha Wadanka, Xildhibaanda ayaa waxay u sharxeen xilayadii adkaa ee Somalia soo martay iyo meesha ay maanta mareyso iyo lagama maarmaanimada in ay kaalin wax ku ool ka geystaan qorshaha dib u soo kabashada Soomaaliya .

Sidoo kale ayaa waxay kawada hadleen sidii mustqablka Soomaaliya looga dhaqangelin lahaa nidmaaka axsaabta badan kaa oo hadda badalkiisa lagu dhagmo nidaanka Beelaha, waxna lagu wada qeebsado. Gudoomiyaha Xisbiga Socialka ee Sweden ayaa balan qaaday inay gacan xoogan siin doonaan Xisbiga SSUP oo hadda ah xisbiga kalii ah ee Social ah ee wadanka Soomaaliya kajira, waxuuna sidoo kale hoosta ka xariiqay in uu gacan weynka geysan doono sidii Soomaaliya looga hirgelin lahaa nimaadka Axsaabta badan hoowshaane ay kala shaqeynayaa xisbiga SSUP. waxuuna ugu danbeyntii ugu baaqay Xildhibaanada inay iyaguna ay arrintaas xooga saaraan sidii loo meelmarin lahaa.