Somaliweyn » Codadka

Barre Hiiraale: “DadkaJubbaland degan afar sano ayay i doorteen inaan Madaxweyne noqdo”
Col. Barre Aadan Shire Hiiraale oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa sheegay in isaga loo doortay Madaweynaha cusub ee dowad goboleeda Jubbaland, wuxuuna sheegay in wax dagaal ah aanu ka dhici doonin gobolada Jubbooyinka.

(Dhageyso)

<embed type="application/x-shockwave-flash" src="http://prac-gadget.googlecode.com/svn/branches/google-audio-step.swf" quality="best" flashvars="audioUrl=http://somaliweyn.org/wp-content/uploads/Barre-Hiiraale-oo-sheegtay-Madaxweynaha-Jubaland.mp3"  width="500" height="27"></embed>

Musharax sheegay inuu u taagan yahay jagada Madaxweynaha Juballand (Dhageyso)
Waxaa la soo gabagabeeyay wejiga koowaad ee shirweynaha lagu dhisayo maamulka Jubaland kaasi oo ka socda magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose.

Xiritaanka munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro ka socda maamulka Puntland, siyaasiyiin, waxgaradka, ergooyin ka kala yimid gobolada Jubbooyinka iyo marti sharaf fara badan.

Sheekh Maxamed Aw Libaax oo ka tirsan Ahlu Sunna kana mid ah madaxda ka qeyb galeysa dhismaha maamul goboleedka Juballand ayaa markii ugu horeeyay ka warbixiyay shirka maamul u sameynta isagoo sheegay in wejiga koowaad uu dhammaaday, isla markaana la gelayo wejiga labaad dhismaha maamul goboleedka inuu bilowdo mar dhow.

Waxa uu sheegay in wejiga labaad looga hadlayo sidii beelaha degan Jubbooyinka ay u qeybsan lahaayeen dowlad goboleedka cusub ee Juballand, isagoona sheegay inuu yahay musharax u taagan jagada Madaxweynaha.

Halkaan ka dhageyso:-

<embed type="application/x-shockwave-flash" src="http://prac-gadget.googlecode.com/svn/branches/google-audio-step.swf" quality="best" flashvars="audioUrl=http://somaliweyn.org/wp-content/uploads/Awlibaax-Wareysi-gaar-ah.mp3&autoPlay=true"  width="500" height="27"></embed>

Wadahadalada Kismaayo oo la isku mari waayay (Dhageyso codka Wasiirka Arrimaha Gudaha)
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa shir jaraa’id ugu qabtay warbaahinta hotelka Tawakal oo ay degan yihiin wafdiga ballaaran ee uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Wasiirka ayaa aqriyay warkooban oo ay Xukuumadu soo saartay, waxaana uu u qornaa sidatan:-

Ugu horeyn, Wafdiga balaaran ee dawladu waxay ka mahad celinayaa sidii diiranayd ee naloogu soo dhaweeyay magaalda Kismaayo.

Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa ciidanka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ee xoreeyay deegaankan, waxaan si gaara ugu mahad celinaynaa walaalaheena Kenya hawsha ciidan ee ay deegaankan ka hayaan.

Booqashadani waxay la xiriirtaa booqashooyinkii ay dawladdu ku maraysay gobolada iyo degmooyinka dalka.  Waana midii ugu dheerayd ee dawladu gasho mudaddii ay jirtay, taasina waxay muujinaysaa ahmiyda ay dawladu siinayso arrimaha la xiriira Maamulka , dib-u heshiisiinta bulshada iyo sugida amniga.

Ujeedda booqashadaani waxay ahayd, u kuurgalida xaalada deegaanka gaar ahaan mida Maamul,dhaqaale u guurgalida  nolosha shacbiga iyo mida siyaasadeedba.

Waxaa wafdigu u suurto gashay inay dhagaystaan dareenka shacabka deegaanka, ayna gaarsiiyaan fariinta rasmigaa ee dawladda ee dhanka maamulka iyo arrimaha ba’nii’aadanimada.

Kadib, Markii wafdigu soo gaaray magaalda Kismaayo.

Waxaa wafdigu wada hadalo mudo dheer qaatay lagalay, masuuliyiinta deegaanka sidii laysula meel-dhigi laahaa aayatiinka siyaasadeed ee deegaanka.

Waxaana yeelanay wada hadalo ay daadihinayeen guddi farsamo oo labada dhinac ka kooban.

Ayadoo wax badan laga wada hadlay, ayaa hadana waxaa yimid qodobo Dastuuri ah oo aan la dhaafi karin, waxaana rajo ka qabnaa in qodobadaas aan xal u heli doono mustaqbalka dhaw.

Dawladu iintii ay tanaasuli kartay waa ay tanaasushay, waxaana masuuliyad dheeri dawlada ka saaran yahay sareynta dastuurka qaranka.

Waxayna had iyo jeer dawladu diyaar u tahay in wada hadaladu sii socdaan illaa xal rasmi ah loo helo arrimaha deegaankan.

Ugu danbayn, dawladdu waxay soo saari doontaa xog rasmi ah oo la xiriirta arrimaha deegaanka.

Halkaan ka dhageyso Codka Wasiirka Arrimaha Gudaha

<embed type="application/x-shockwave-flash" src="http://prac-gadget.googlecode.com/svn/branches/google-audio-step.swf" quality="best" flashvars="audioUrl=http://somaliweyn.org/wp-content/uploads/Cod-Wasiirka-A.-Gudaha-iyo-Amniga1.mp3&autoPlay=true"  width="500" height="27"></embed>

Garad Salad Hersi

Press officer

Kismayo, Somalia