Home » Bulshada You are browsing entries filed in “Bulshada”

Wiil muddo saacado taayar diyaaradeed ku dhuumanayay oo sheegay inuu Soomaaliya kusoo socday

1 (2)

Warbaahinta wadanka Maraykanka ayaa qoray sheeko ku saabsan in wiil yar dhawaan diyaarad ka raacay qeybta diyaaraduhu taayaradu gashtaan inuu sheegay inuu u soo socday Soomaaliya doonayayna inuu la kulmo hooyadiis oo Soomaaliya oo joogta sida uu yiri. Wiilkaan oo 15 sanno jir ah hase ahaatee magaciisa la qariyay ayaa asagoo ku jira isbitaal ku […]

April 23rd, 2014 | Posted in Bulshada,Wararka | Read More »

Iskuulada Matabaan iyo Guriceel oo soo food saartay xaaladii ugu darneyd ee waxbarashada + Sawirro

DSC03427

Iskuulka ugu weyn degmada Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa soo food saartay baahi la xariirta dhinaca waxbarashada, gaar ahaan dhismooyinka dugsiga oo ka dhiman qeybo ka tirsan fasalada dugsigaasi. Kulan ka dhacay xarunta dugsiga Mataan ayaa looga hadlay baahiyaha dugsigaasi soo wajahday, iyadoo goobtaasi loogu mahad celiyay hay’ado iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee […]

April 20th, 2014 | Posted in Bulshada,Sawirrada,Wararka | Read More »

Maamulka iskuulka Ugas nuur ee Mataban oo Codsaday in lagu kordhiyo Fasalo dugsi sare ah.

DSC03462

Kulan ay yeesheen waalidiinta ardayda wax ka barata iskuulka Ugas nuur ee Mataban iyo maamulka iyo macalimiinta iskuulka , iyo maamulka degmada Mataban. Ujeedada kulankaasi ayaa ahaa in loo mahadnaqo hey’adaha taageera iskuulka, Jaliyada reer Canada oo biixsa mushaarka macalimiinta qeyb ahaan iyo sidoo kale dayactiro ay iskuulka ku sameeyeen. Sidoo kale waxaa loo mahadceliyay […]

April 19th, 2014 | Posted in Bulshada,Wararka | Read More »

Shil ay ku geeriyoodeen dad fara badan oo ka dhacay wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye

qodobka 1aad

DEGDEG: Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye waxaa galabta casir liiqii ka dhacay shil baabuur oo geystay qasaarooyin dhimasho dad fara badan iyo dhaawacyo, kaddib markii gaari xamuul ah uu ku dhacay gaari kale oo wadada ay isaga hor yimaadeen. Taliyaha ilaalada waddooyinka Jan. Cali Xersi Barre ayaa xaqiijiyay shilka baabuur ee ka dhacay wadada […]

April 15th, 2014 | Posted in Bulshada,Wararka | Read More »

Archives

M_aweys_mudey M_aweys_mudey M_aweys_mudey

Recently Commented

  • RUNSHEEG: XAMAR NINKII NECEB OO JECEL BURBURKEEDA NACADA RABBI HA KU DHACDO, ADUUN IYO AAKHIRO ALLAAH HA SEEJIYO...
  • hassan: asc walaalayaal ka daaya xayeesiinta aad u sameeneysaan dadka xun xun ee diinta ka baxay.
  • koofurgalbeed: Dhulbahantoow intaad daarood daba orod iyo jubalan xaqdaro kutaageer ku jirtaan ogaada in aad...
  • Caarif Dulceyneyn: Ceebtaada haddii in badan uu Ilaah asturo, markaad ka joogsan weydo daaha ayuu goor dharaar ah ka...
  • Caarif Dulceyneyn: Xaadoole waa geesi aan garab laheyn kana dhashay reer aan gargaar iyo garasho xun ee Ilaahay ha u...