Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Arsenal oo booskeeda dib ugu soo laabatay markey caawa garaacday West Ham + Sawirro

article-2605328-1D222B1100000578-358_964x386

Biloowgii ciyaarta ayaa la isku qaaday weerar kala duwan oo labada dhinac ah balse waa la is nuuxin waayey haba ugu darnaato Arsenal oo isku day badan ku guuldaraysatay ineey goolal dhaliyaan ilaa shabaqeeda laga soo taabtay daqiiqadii 40-aad gool uu saxiixay Matthew Jarvis oo West Ham u ciyaara. Laakin xanaaq ay ka qaadeen ciyaartooyda […]

April 16th, 2014 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

Shirweynihii Eurosom 2014 oo qodobo muhiim ah looga hadlay.

SAMSUNG CAMERA PICTURES

UEROSOM opo ah dallad ay ku mideysan yihiin ururada Soomaalida ee ka jira Yurub ayaa shir weynohoodii sanadlaha ahaa oo lagu qabtay magaalada Goteberg ee wadanka iswiidhan waxaa lagu daahfuray  warbixinguud oo ay soo jeediyeen gudiga qabanqaabada ee ururka SSK waxqabadka iyo diyaargarowga tartanka ayagoo si diirana u soo dhaweeyay dhamaan wufuudii ka soo qeybgashay […]

April 16th, 2014 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

11 Pale( Real Madrid ) vs 11 Naymar ( Barcelona ) oo ku cusub Finalka Copa Dal Rey 16-4-2014

baynar

Waxaa Caawa la ciyaari doona Kulanka Finalka Copa Dal rey oo ay siagu soo ahreen 2 Naadi ee xifaaltanka adagi ka dhaxeeya Real Madrid vs Barcelona waxaana Labada Koox mid kasta u xusul duubayaa sidii uu u Hanan lahaa Koobkaan oo ka mida Koobabaka sida weyn looga qadariyo Cariga Isbaanishka. Kulanka Elclasico Dal rey ee […]

April 16th, 2014 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

Hospital/SDC group FC wins Djibouti division B league

President Souleiman talking to the media

With successive football activities under way in Djibouti, the country’s football Federation on Tuesday concluded its division B league which is the second most populous sporting event in the country after the top league. The Hospital/SDC group FC routed their Haji Dide FC rivals by 3-0 in the last match of the competition to confirm […]

April 16th, 2014 | Posted in English,Sports | Read More »

Daawo Sawirada Naqshada Cusub ee Yeelan Doonto Maaliyada kooxda Arsenal‏

article-2604452-1D1D790800000578-91_634x748

Kooxda Arsenal ayaa soo bandhigtay naqshada cusub oo Maaliyadeeda ciyaaraha ah kaas oo ay ku ciyaari doonto xagaaga soo socda waxaana sigaar ah loogu soo bandhigay barteeda Twitter-ka. Sidoo kale kooxda Gunners ciyaaryahankeeda qadka dhexe ka ciyaara Mesut Ozil ayaa waxaa magaalada London dhexdeeda lagu soo sawiray isaga oo wata funaanada gaarka oo ay naadiga […]

April 15th, 2014 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

Archives

cali_khaliif

Recently Commented

  • jama farah: aawey sawiradii ARSENAL?
  • SIRAAD: As long as Somaliweyn permits and enjoys anything and everything anti-the Revolutionary Government of Somalia...
  • SIRAAD: Poor, sick Somaliweyn Publish! Anything and everything that refers to the greatest and best Leader that...
  • Fuad Ahmed: Ugu Horreentii dhammaan Walaalaheyga Soomaalida waxaa idinku salaamay salaanta islamka, kadib waxaan...
  • liiban geedoon: SOMALIA SHIDAAL KUMA JIRO WAA BEEN WAAYO 1977 AYAA ISGU TAGEEN 7 SHIRKADOOD OO PETROLUM MARKA SOMALIA...