Home » Caalamka You are browsing entries filed in “Caalamka”

Dowladda Suuriya oo weerartay Quseyr

Ciidamada dowladda Suuriya, ayaa weerar ku qaaday si ay u qabsadaan magaalada Quseyr oo ay la dagaalamayeen mucaaradka toddobaadyo. Telefishinka dowladda ayaa sheegay in ciidamada ay isku hareereeyeen mucaaradka, dileen toddobaatan qof ayna qabsadeen xarunta dowladda hoose. Mucaaradka ayaa beeniyay laakiin sheegay in la dilay afartan qof. Waxaa jira warar sheegaya in xisbulah oo taageeraysa [...]

May 20th, 2013 | Posted in Caalamka | Read More »

US iyo UK oo cadaadis saaraya Suuriya

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama, ayaa sheegay in Mareykanka iyo Britain ay ku heshiiyeen in la kordhiyo cadaadiska saaran maamulka Suuriya si loo aqbalo mustaqbal aanu ku jirin Madaxweyne Bashar al-Asad. Shir jaraaid oo ay si wada jir ah u qabteen Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron, iyo Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama magaalada Washington ayaa ayaa [...]

May 14th, 2013 | Posted in Caalamka | Read More »

Nawaz Sharif oo sheegay inuu ku guuleystay doorashooyinka Pakistan

Ra’iisalwasaarihii hore ee Pakistan Nawaz Sharif, ayaa sheegtay guul doorasho u eg inuu waddanka xukumi doono markii saddexaad. Wali sooma bixin natiijada rasmiga ah. Natiijo aan rasmi ahayn ayaa sheegaysa in xisbigiisa Muslim League uu noqon doono xisbiga ugu wayn doorashadii shalay, laakiin wuxuu u baahan yahay inuu sameeyo dowlad isbahaysi. MR Sharif, ayaa balanqaaday [...]

May 13th, 2013 | Posted in Caalamka | Read More »

Israel oo weerartay Suuriya

Israel ayaa xaqiijisay inay weerar cirka ay ku qaaday markab waday hub. Saraakiil u hadlay si qarsoodi ah ayaa sheegay in diyaarada ay beegsatay markab waday gantaalo gudaha Suuriya, oo la aaminsan yahay inay u socdeen dagaalyahanada Xisbulah ee Labnaan. Waxaa la aaminsanyahay in diyaarada Israel aysan galin hawada Suuriya. Safiirka Suuriya ee Qaramada Midoobay [...]

May 4th, 2013 | Posted in Caalamka | Read More »

Milkiilihii dhismaha dumay ee dalka Bangladesh oo la xiray

Waxaa la xiray Milkiilihii lahaa dhismaha dumay Mohammed Sohel Rana, kadib markii uu dhuuntay tan iyo markii uu dhismaha dumay Arbacadii. Ciidanka Bangladesh ayaa diyaarinaya inay isticmaalaan mashiino culus, si ay u qaadaan burburka dhismihii dumay Arbacadii ayna ku dhinteen boqolaal qof. Shaqaalaha gargaarka ayaa qodaya burburka si ay u gaaraan dadka nool ee wali [...]

April 29th, 2013 | Posted in Caalamka | Read More »

Maxaad ka taqaan Walaalaha Boston lagu eedeeyay inay qarxiyeen?!!

Labada nine e walaalaha laguna tuhmay inay ka dambeeyeen weeraradii Axadii ka dhacay magaalada Boston ee midna la dilay midka kale ay ciidamadu gacanta ku hayaan waxaa lakala yiraahdaa Tamerlan Tsarnaev oo 26 sano jir ahaa iyo Dzhokhar Tsarnaev, oo 19 sano jir ah. Waa walaalo ku dhashay Caucasus ee Jejnia waxaana ay sanadkii 2001 [...]

April 20th, 2013 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Golaha amaanka oo ka doodaya ciidamo loo diro wadanka Mali

Golaha amaanka ee Q,M ayaa ka arrinsanaya meel marinta qorshe ciidamo dheeraad ah loogu dirayo wadanka Mali marka ay ciidamada Faransiisku ka baxaan. Golaha oo fadhi gooni ah maanta ka yeelanaya xaaladda wadanka Mali ayaa lagu lafo gurayaa qorshe la doonayo in ciidamo tiradoodu gaarayso (12,600 Labo iyo toban kun iyo lix boqol) oo askari [...]

April 16th, 2013 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Warbixinadii ugu dambaysay ee ka soo baxaya qaraxyadii Maraykanka ka dhacay (Daawo sawirada)

Waaxda FBI,da dalka Maraykanka ayaa sheegtay inuu socdo baaritaano la doonayo in lagu ogaado cidda ka dambeysa qaraxyo kka dhacay magaalada Boston ee dalkaasi xilli ay cayaaro socdeen.   Warar ay soo saareen FBI,du ayaa waxay ku sheegeen in saraakiil ka kala tirsan waaxyahyaha sirdoonka Maraykanka ay wadaan howl galo gaar ah oo baaritaano lagu [...]

April 16th, 2013 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Shirkii Calaamiga ahaa ee Socialka oo soo gabagaboobay.

Shirkii Xisbiga Socialka ee ka socday magaalada Cotemberg ee Sweden ayaa maanta lasoo gabagabeeyay kadib muddo 4 maalmood aheyd oo si xariir ah oo kala kicid laheyn uu uga socday xarunta weeyn ee shirarka ee Olapalma Center, kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wufuud badan oo heerar kala duwan oo gaarayay 3000 ayaa waxaa looga [...]

April 8th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulshada,Caalamka,Jaaliyadaha,Sawirro,Wararka | Read More »

Maxaad ka taqaanaa hogaamiyaashii ugu caansanaa sanadkii 2012 ? Warbixin lagu qoray wargeyska Global Post

Hogaamiyaashii sida weyn loo xasuusto sanadkii inaga tagay ee 2012 ma wada ahayn kuwa xun sidaasoo ay tahayna lama wada dhihi karo waa ay wada wanaagsanaayeen sidaas waxaa lagu bilaabay warbixin lagu qoray wargeyska Global Post la yiraahdo. Wargeyska waxaa uu wax xusayaa qaar ka mid ah hogaamiyihii dunnida sida weyn u gil gilay sanadkii [...]

April 3rd, 2013 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »