Home » Wararka
You are browsing entries filed in “Wararka”
(London) 25 May 2013 Dhamaadkii koobka horyaallada Yurub ee sanadkan ayaa caawa kooxdii calfataba waxaa lagu ciyaarayaa gegada Wembley ee Carro Ingiriis kaasoo noqon doona finalkii afraad ee ay iskugu haraan laba kooxood oo isku dal qura kasoo wada jeeda kadib markii ay sidan oo kale yeeleen kooxo metelayay dalalka Spain, Talyaaniga iyo Ingiriiska markan [...]
May 25th, 2013 | Posted in Sports,Wararka | Read More »
Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta xukuumada Iraq ayaa sheegtay in ay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la xirira dhanka dhismaha oo ay ka sameeyneyso Somalia waxana ay ku kici doonta qiimo lacaged oo gaaraya 15-milion oo dolarka Maraykanka. Wasaradu waxa ay tilmaantay in shaqalihi howlahaasi ka fulin lahaa Somalia diyaar garowgii ugu danbeeeyay [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »
May 25th, 2013 | Posted in Caalamka,Faallo,Wararka | Read More »
Mid ka mid ah Gudoomiyaasha Ururada siyaasadeed ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, kana madax ah Xisbiga Mucaradka ah ee UCID aya xili uu Waraysi siinayay Warbaahin lagu magacabo SBS ee dalka Austrelia, kuna hadasha Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu si kulul kaga hadlay Gooni isku taga Maamulka Soomaliland iyo Ddaka ku howlan sidii ay dib [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »
Xarunta degmada Waaberi waxaa ka dhacay kulan ay soo qabanqaabiyeen dhallinyaro ka socotay degmooyinka G/Banaadir, kulankaasi ayaa looga hadlay sidii loo adkeyn lahaa ammaanka degmada Waaberi oo xilliyada qaarkood ay ka dhacaan falal amni darro oo kooxaha ururka Al-Shabaab, iyadoo degmadaasi lagu dilay xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, shaqsiyaad caan ah iyo askar ka [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »
Kadib marki si isku duubni ah loo hakiyay mooshinkii faasidka ahaay oo runtii umadda soomaaliyeed ka dhiidhisay ayaa rejadii umadu dib usoo laabatay sidoo kalena xukuumada Ra,isul wasaare Saacid ayaa heshay kalsoonida umada taasoo baarlamaanka oo intiisa badan ah dad aqoonyahan ah oo qiimeyn kara marxalada umadu mareyso ayaa iyaguna dib u hantay kalsoonida shacabka [...]
May 25th, 2013 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »
ka dib markii Dowladii Soomaliya ay dhacday Horaantii 1991kii,Fanka Soomaaliya waxa u galay w aji cusub iyo fanaaniin cusub ,hadaba fanaaniintaasi i soo caan baxay waxii ka dambeeyay 1991 waxa aka mida Fanaanka Soomaaliyeed Cabdiwahaab Maxamed Cumar oo lagu neynaaso Booska kana mida Fanaaniinta dhinaca Wiilasha e fara ku tiriska ah kuwooda ugu Cod macaan. [...]
May 25th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulshada,Wararka | Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Max’ud oo ka hor hadlayay shirkii ay madaxda urue goboleedka IGAD ku yeesheen magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa waxaa uu sheegay in arrinta haatan ka taagan magaalada Kismaayo ay keeni karto in Al-Shabab ay ka faa’idaystaan oo ay isku dayaan inay dib u qabsadaan. Madaxweyne Xasan Shiikh Max’ud oo [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »
Kulanka Finalka Jarmalka ee Champions Liguae loogu Magacdaray ayaa Caawa ka qabsoomi doona Garoonka Wambaley ee cariga London,waxaana Ciyaartaan Fooda isku dari doona Kooxaha isku jaalka ah ee Bayer munich vs Borussia Dort mound. Kulankaan ayaa la is weydiinayaa Bayer munich ma ka dabaalan doontaa Guuldarooyinka ku Habsada Finalada Champions liguae oo ugu Dambeeyay finalkii [...]
May 25th, 2013 | Posted in Sports,Wararka | Read More »
Hay’adda arrimaha qaxootiga u qaabilsan QM ee UNHCR ayaa si weyn walaac uga muujisay xaaladda ay ku sugan yihiin qaxooxita Soomaaliyeed. War ay hay’addaan soo saartay ayaa waxaa ay ku sheegtay in in ka badan 1.02 million oo qaxooti Soomaali ah ay ku nool yihiin wadamo ay ka mid yihiin Jabuuti,Kenya, Ethiopia, Eritrea, Uganda, Tanzania [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »