Weriye C/Casiis Xaseey (C/Casiis Golf) iyo Sahra C/qaadir oo caawa ku aqal gelaya magaalada Muqdisho, waxaa hambalyo u diraya dhammaanba weriyeyaasha kala duwan ee ka howlgala magaalada Muqdisho iyo dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Jowhar degan, waxayna magacyadoodu kala yihiin:- Ciise Axmed Cumar, Ismaaciil Xaaji Maxamuud Xuseen Cabdi Calasow Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe) Jabriil Maxamuud [...]
May 2nd, 2013 | Posted in Tahniyad,Wararka | Read More »
Hambalyo Meher: Farxaan Axmed Bare Iyo Safiya Aadan Xuseen Oo Dhawaan Uu Meherkoodu Ka Dhacay magaalada Addis Ababa Ee Dalka Ethiopia. Waxaa Hambalyadaan meherka Ah Diraayo Dadka Kala Ah: C/nasir Maxamed Soomane Maxamed Xusen Yusuf (Xaaji Tahriib). C/laahi Maxamed Cumar (Balwaan). C/risaaq C/lahi Maxamed (Indha Jaceel) C/raxman Nuur Jilley C/qaadir Axad Dhaqane C/kariim Mursan Faarax [...]
April 10th, 2013 | Posted in Tahniyad | Read More »
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka isutaga imaaraadka carabta (UAE), danjiraha Somaliya u fadhiya UAE Amb. Shiikhow, Madax ka mid ah mas’uuliyiinta Isutaga Imaaraadka Carabta iyo ,qurbo joog Soomaliyeed oo kala timid dunida dacalladeeda, ayaa taariikhdu markey aheyd April 6th, 2013. Ka qeyb galey nikaax iyo Aqalgal si heer sare ah loo soo agaasimey oo [...]
April 8th, 2013 | Posted in Tahniyad,Wararka | Read More »
Hambalyo….Hambalyo…. Hambalyo. Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland. Caruuska iyo caruusadda waxaa halkaan hambalyo iyo bogaadin uga diraayo dadka uu magacoodu hoos ku qoran yahay oo Rabbi uga baryaayo inuu Arooskooda ka dhigo kii barko yeesha oo ay ku nagaadan, isla [...]
March 7th, 2013 | Posted in Tahniyad | Read More »