Mid ka mid ah saraakiisha sarsare ee ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh C/qaadir Cali Muumin ayaa ka warbixiyay howlgaladda ururkiisa ay ka wadaan guud ahaan dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo uu sheegay inay dib ula wareegeen xaafado ka tirsan. Waxa uu sheegay Sheekh C/qaadir Cali Muumin in wararka beenta ah ee ka imaanaya [...]
May 9th, 2013 | Posted in Islam,Wararka | Read More »
Bogga Internetka ee lagu magacaabo Al-jihad ayaa maanta lagu shaaciyay war qoraal ah oo ka soo baxay saraakiil sarsare oo ka tirsan xarakada Al-Shabaab, saraakiishaas oo kala ah: Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ku saabsan weerar dhowaan loo geystay mid ka mid ah ajaanibta ka barbar dagaalama ururka Al-Shabaab. [...]
May 1st, 2013 | Posted in Islam,Wararka | Read More »
Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay tallaabada golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey uu Soomaaliya uga qaaday cunaqabateynta hubka, oo muddo 20-sano ay saarneyd. Bayaan ka soo baxay Culimada ayaa lagu sheegay in qaadista cunaqabateynta hubka ee saarneyd Soomaaliya ay tahay mid horseedi doonta dib u dhiska ciidamada qalabka sida iyo ciidamada inay awood [...]
March 15th, 2013 | Posted in Islam,Wararka | Read More »
Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca loogana hadlayay dhibaatooyinka Al-Shabaab u geysteen Diinta Islaamka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo gaba gabada kulankan laga soo saaray Bayaan. Kulankan oo soo qaban qaabisay Hey’adda wada hadalka Bulshada ee CCD ayaa ugu horeyn ahaa mid dood ah oo ay Culimadu falaqeyn ku sameeyeen [...]
February 23rd, 2013 | Posted in Islam | Read More »