1 min read

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika.

Wuxuu u Kalahay inuu Arsaaqad u Raadiyo Awlaadiisa iyo Waalidkiis, Saacado kadibna Nafta ayey u Qoonsadeen.

Abdi Sheikh Mohamed, ayaa ALLAHA u Naxariistee waxaa lagu Toogtay isagoo Gaari uu Rooti ku Wareejin jiray wada Xaafadda Wesbank oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee Dalkani Koonfur Afrika.

Dableyda weerarka ku dishay Muwaadinka Soomaaliyeed, ayaa la sheegay inaysan wax dhac ah u gaysanin oo ay durbadiiba goobta ka baxsadeen ka hor intaysan Booliska imaanin.

WQ:Abdirisakh indha jaceel