1 min read

Adeegtadii carmalka ahayd ee noqotay madaxweynaha.

Duqii hore ee Bogota Gustavo Petro ahaana dagaal yahan hore oo falaag ahaa aya noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Colombia ee ah garabka bidix.

Petro oo ah haatan ah sanatar ayaa ka guuleystay talaadadii hugoomiyaha garabka midig Rodolfo Hernández.

Laakiin arrinta xiisaha leh ayaa ah in ay ololihisa qayb ka ahayd Marquez oo ah hooyo caraml ah sidoo kalana ahayd adeegto guri, waxay noqon doontaa haweneeydii ugu horey ee madow ah ee madaxweyne ku xigeen ka noqota Colombia.

Natiijada soo baxday ayaa sheegaysa in 60.5 codadka uu ku guuleystay.

Natiijadaan ayaa isbadal wayn uga dhigan wadanka oo ay tobanaan sano soo xukumayeen kooxda midigta fog ee xagjirka ah.