1 min read

Taarikh Nololedka Raysal Wasaaraha Cusub Dr Xamse Cabdi Barre.

Waxuu Ku dhashay Dagmada Kismaayo 1974 , Waa Aabbe Leh 8 caruur ah.

Qabiilka: Daarood, Kuumade, Absame, Ogaadeen, Maxamed Subeer.

Shakhsiyada: dadka yaqaana waxey ku tilmaamaan shakhsi asluub badan oo af gaaban, farsamo yaqaan shaqo badan, go’aan qaadashada ku fiican.

Xildhibaan Golaha Shacabka, lasoo doortay 28 December 2021, deegaan doorashada Kismaayo, Jubaland.

Waxbarashada: MBA in Management, International Islamic University of Malaysia (2009), BA in Management, University of Science and Technology in Yemen (2001)

Khibradda shaqada:

πŸ“Œ Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland (2019-2020)

πŸ“Œ La Taliye Sare, Wasaaradda Dastuurka JFS (2015-2019)

πŸ“Œ La Taliye Arrimaha Maamulka, Gudoomiyaha Gobolka Benaadir (2014-2015)

πŸ“Œ Xoghayaha Xisbiga UPD (2011-2017)

πŸ“Œ Ka mid ah aasaasayaasha Jaamacadda Kismaayo, ka soo qabtay dhowr xil, sida Gudoomiye Ku Xigeenka Jaamacadda

πŸ“Œ Bare Sare, Jaamacadda Muqdisho

πŸ“Œ Xoghayaha Guud, Daladda Waxbarashada FPENS (2003-2004)

πŸ“Œ Wax ku Soo Bartay Jaamacada Exford ee Dalka UK, Ka Qaatay Shahaadad PHD, Ku Takhasuusay Culumta Science ka

Geedisocodka siyaasadda dalka khibrad mug leh ayuu u leeyahay, waana local (dal joog).