1 min read

Maxkmad xukun ku riday shaqsiyaad lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Daacish.

Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa lagu xukumay min 15-sano oo Xabsi Ciidan ah kadib markii ay Maxkamaddu ku heshay Dambiga ah kamid ahaanshiyaha Kooxda Daacish.

Magacyada Mustaf iyo Xaawo ayay isku Guursadeen sida uu Faray horjoogahooda, waxa ay si gaar ah u qaabilsanaayeen Samaynta Qaraxyada iyo Kaydintiisa sida ay sheegtay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida.

Xubnahaan maanta xukunka lagu riday ayaa bishii March ee sanadkan Ciidamada Amniga soo xireen, waxaana hab raaca maxkamadeed kadib maanta ay Maxkamaddu ku riday Xukuntay min 15-sanno ah.