|

Xaalada abaarta Soomaaliya oo laga deyrinayo.

Khubarada cimilada iyo hay’adaha gargaarka ayaa ka dayrinaya xaaladda abaarta Soomaaliya, waxaana ay saadaalinayaan in ay arrintu gaari doonto heer macaluul ah hadii xilli roobaadka ugu dambeeya sanadkan uu baaqdo, walow aan rajo weyn laga qabin.

Waxa haddaba is weydiin leh weli dawladda Soomaaliya iyo hay’adaha kale ee gargaarku ma ka fakareen qaab kale oo habka nolosha dadka reer guuraaga ahi ay haatan ku tiirsan tahay loo bedeli karo oo loogu abuuri karo qaab nololeed oo kale.

Cabdulqaadir Maxamed Axmed oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaalida ee dersayey arrimaha abaarta Soomaaliya ayaa BBC-da uga waramay xaaladda Abaarta Soomaaliya, halkan riix si aad wareysiga u dhageysato

Posted by on Jun 5 2022. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]