|

Afhayeen u hadlay Farmaajo oo ka hadlay Guriga loo dhisayo madaxweynihii hore.

Maalmahaan waxaa baraha bulshada ee ay Soomaalidu ku wada xiriirto si weyn looga hadal hayaa guri la sheegay in si mutadawacnimo ah loogu dhisi doono meel kamid ah dalka Soomaaliya.

Guriga oo ururinta dhaqaalaha ku baxaya dhismihiisa uu hadda socdo, ayaa sababta loo dhisayo lagu sheegay mid loogu mahadcelinayo madaxweyne Farmaajo.

Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo ka mid ah gudiga aruurinaya lacagta lagu dhisayo guriga ayaa BBC Somali u waramay.

Halkan ka dhageyso wareysiga

Posted by on Jun 4 2022. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]