1 min read

Shacabka Soomaaliland oo ka cabanaya qiimaha Korontada.

Mucaaradka iyo xukkuumadda oo xiisad siyaasadeed oo adagi dhextaalo ayaa qolaba dhankeeda ka waddaa sidii ay awoodeeda u muujin lahayd.

Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland waxa ka jira dhaqdhaqaaqyo lagu abaabulayo bannaanbaxyo iyo kuwo lagaga hortagyo in ay dhacaan bannaanbaxyadaasi oo mucaaradku ay ku baaqeen.

Mucaaradka iyo xukkuumadda oo xiisad siyaasadeed oo adagi dhextaalo ayaa qolaba dhankeeda ka waddaa sidii ay awoodeeda u muujin lahayd.