23 Apr, 2024
2 mins read

Nin Diinta iyo Akhlaaqda ka qaawan haduu ku maamulo, ha weeydiin Aqoontiisa=Nasashada Jimcaha.Q- 311=

1.Nin ayaa Naagtiisii waxa uu u diray Sawirkaan ( F.S: 1aad )waxa uuna ku yiri: waxaan aaday Cimradii Beytka Barakeeysan.waxay ku tiri Maashaa Allah, Naagta Gadaashaada mareeyso, iyadana Alla ha ka aqbalo Cimrada. ( Ragoo beenta dhaafa, Xarun Masaajo, Xeebo Dalxiis iyo Cimro iskuma eko, Haweenku meela fog ayeey wax ka arkaan. Dambi haddaad galee […]

1 min read

Sheekh Shariif ‘Caawa oo kale waxay aheyd dhacdo taariikhi ah oo ku asteysan xorriyad iyo midnimo…”

Ummadda Soomaaliyeed guud ahaan waxaan ugu hambalyaynayaa sanad guurada 62-aad ee ka soo wareegatay markii ay xoroobeen gobolada Koofureed, isla markaana ay midoobeen Waqooyi iyo Koofur. Caawa oo kale waxay aheyd dhacdo taariikhi ah oo ku asteysan xorriyad iyo midnimo, munaasabaddan awgeed waxaan dadka Soomaaliyeed iyo Hoggaanka dalka u jeedinaya in la xoojiyo walaalnimada iyo […]

3 mins read

Mareykanka oo war aan wanaagsanayn u sheegay dadka TikTok isticmaala.

Warbixin cusub oo la shaacieyey ayaa lagu sheegay aaladda TikTok inuu halis ku yahay xogaha xasaasiga ee dalalka iyo shaqsiyaadka. Horayna waddamo kale ayaa dalkooda ka mamnuucay isticmaalka aaladda ama barnaamijka TikTok uu Shiinaha leeyahay, kaddib marki ay ogaadeen iney xogaha shaqsiyaadka iyo tan dalalkaba u dhacdo. Aaladda TikTok ayaa la sheegay iney TikTok u […]

1 min read

SHIRKII XIRIIRKA SOOMAALIYEED EE KUBADDA CAGTA OO LAGU ANSIXIYAY QODOBO MUHIIM AH.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta, ayaa maanta oo Khamiis ah 30-ka juun qabtay shirweynihiisa sanadlaha ah kaasoo looga dooday laguna ansixiyay dhowr qorshe oo ku saabsan horumarinta kubadda cagta Soomaaliya. Dhammaan xunaha shirweynaha oo ay ku jiraan Kooxaha kubbadda cagta, Maamul goboleyada iyo Ururadda Kubadda Cagta ayaa ka soo qayb galay shirweynaha. Shirweynaha ayaa lagu […]

1 min read

Mudanayaasha 2-da Aqal oo ansixisay miisaaniyadda dowladda ee 2022.

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Xildhibaannada waxaa maalinkii saddexaad hortagay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo howlwadeeno la socday oo ka tirsan xafiiskiisa. Xildhibaannada labada Aqal ayaa Wasiirka Maaliyadda iyo xubnihii la socday weydiinayay su’aalo adag oo […]

1 min read

Tarsan oo Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in la soo celiyo xiriirka Kenya.

Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta ka hadlay sida ay muhiim ugu tahay in lasoo celiyo xiriirkii wadashaqeynta iyo isu socodka ganacsiga ee wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Safiir tarsan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ugu baaqay in uu ka shaqeeyo sidii uu u soo celin lahaa xiriirkii dowladda […]

1 min read

Baarlamaanka oo magacaabay guddi dabagal iyo xaqiiqo raadin ku sameynaya xisaab xirka afar sano.

MUQDISHO —Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd macagaabay toddoba xubnood oo ‘daba-gal iyo xaqiiqo raadin’ ku sameyn doona xisaab xirkii afartii sano ee la soo dhaafay, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay guddoonka labada Aqal. Xubnaha guddigan isku dhafka ah ayaa kala ah;1. Senator Cabdixakiin Macalin Axmed2. Senator Siciid Cabdi Xuseen […]

1 min read

RW Xamse oo bilaabaya la tashiyo ku aadan magacaabista Golle wasiiro Cusub.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka bilaabo kulamo wadatashi ah oo ku aadan dhismaha xukuumadda cusub ee Soomaaliya. Kulamada ugu horeeya ayaa R/wasaare Xamse uu la qaadan doonaa guddoonka labada aqalka, qeybaha kala duwan ee bulshada, siyaasiyiinta soomaaliyeed iyo xldhibaannada Baarlamanka Soomaaliya. R/wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa […]

1 min read

Booliiska Galmudug oo qabtay Qamri fara badan.

Ciidamada Booliiska degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud ayaa maanta gacanta ku soo dhigay 15 kartoon oo khamri si qarsoodi la doonayay in loo soo geliyo halkaasi,  sida ay sheegeen Saraakiisha Taliska Booliiska. Howlgalka ayaa si gaar ah Ciidamada uga sameeyeen inta u dhaxeysa deegaannada Galinsoor iyo Tuulo-sarmaan ee Gobolka Galguduud. Saraakiisha Booliiska ayaa sheegay in […]