1 min read

Duq iyo Duub is duleeyay.

Abwaan.Cabdulle Raage Taraawiil ayaa 1985 waxa uu arkay, Odayaal dhaqameed iyo Duubab ey qaraabo yihiin, oo Nin Madax ah 8Xafiiskiisa saf ugu jiro is duleeynu ey ka muuqato.

Waxa uuna ku yiri:

1.ALLAA deeqda bixiyee, Haddoow Adiga kuu dooray.

  1. Daqaradii Faqriga iyo Hadaan diifu kugu aalin.
  2. Dakadiyo Daaqii iyo Hadeey Deris yihiin Beerti.
  3. Dayaaradunu Goofkii Aabahaa kuugu dagaheyso.
  4. Dafaqsiga maxaa kuugu wacan Doowlad baa tahay.

Adiga…Duub deegaankiisa Dad kale isagu duleynaa ma laga helaa Deegaankaaga?

Qore: Yahya Amir