1 min read

Wax ka ogow Shuruudaha laga doonayo musharaxiinta xilka madaxwaynaha Soomaaliya?

Guddiga doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

Shuruudaha laga doonayo musharaxiinta madaxwaynanimada waxaa ka mid ah in uu la yimaado saxiixa 20 xildhibaan.

Doorashada madaxwaynaha Soomaaliya ayaa loo asteeyay in ay dhacdo 15 bishan May.

Hoos ka aqriso shuruudaha hab-raaca