|

Pfof. Yaxye ” Jabra wuxuu ahaa Xarunta dhaqajiso Saxaafadda Somalida laga soo bilaabo 1990 kii…”

Tacsi

Eng. Jibril Maxamud Nur ” jabra”. Allaah ha u naxariisto, waxaan ugu tacsiyeeynayaa Dhamaan Bahda Saxaafadda Somalida, Qoykiisii iyo Eheldiisii.

Jabra Ma aheyn Saxafi wax wariyo oo kaliya, waxa uu ahaa Xarunta dhaqajiso Saxaafadda Somalida laga soo bilaabo 1990 kii. Ma aheyn Qof saxaafdda ka raadsado nolol maalmeedkiisa, waxaa uu ahaa Nin saxaafaddu ey u aheyd Balwadiisa, Madaale mar kasta u diyaar ah in uu shaqo saxaafadeed qabto, Barbaariye Saxafiyiinta cusub, ma jecleeyn in shaqadiisa lagu amano.

Allow, Dambigiisa U cafi, Janatul fardoowsa gurigiisa ka dhig. Aamiin

Tacsiyeeye: Yahya Amir

Posted by on May 6 2022. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]