1 min read

Wariye Jabra oo goordhow ku geeriyooday Muqdisho.

Tacsi Tiiraanyo leh.
إنا لله وإنا إليه راجعون.
Guud ahaan Maamulka Websrka Somaliweyn & wariyaasha kala duwan dalka waxay tacsi u dirayaan Qoyski iyo Qaraabadi uu ka geeriyooday Wariye ING. Jabriil Maxamuud (Jabra) Gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed oo uu qalbigooda uu ku waynaa.


Allaha Qabrigiisa u waasiciyo janadii fardowsana haka waraabiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin.