|

Wasaaeadda Difaaca UK oo war ka soo saartay Xaalada Ukraine.the

Wasaaradda difaaca ee UK ayaa sheegtay in ay u badan tahay in Ruushku uu sii wadi doono adeegsiga hubka aadka u culus goobaha magaalooyinka.

Warku wuxuu intaa ku daray in ciidamada Ruushka ay sii wadaan go’doominta tiro ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Ukraine oo ay ku jiraan Kharkiv, Chernihiv iyo Mariupol.

Posted by on Mar 26 2022. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]