1 min read

Tartanka orodka Maradoonka Belguim oo jaaliya Holland ka soo qeyb gashay

Waxaa maanta 13 maarso 2022 dalka Belguim lugu qabtay tartanka orodka maradoonka 21-ka kilomitir oo sanadkiba mar lugu qabto dalka Belguim.

Orodkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay cayaryahano ka kala socday dalalka Soomaliya, Uganda, Itoobiya iyo Eriterea iyo cayaaryahano ku dhaqan dalka Belguim.

Oradkan maradonka ah waxaa kaalinta koowaad galay ciyarayahan ku ordayay magaca dalka Uganda halka kalinta labadna galay cayaaryahan Ku ordayay magaca dalka Itobiya kulankan orodka maradoonka ah waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha jaaliyada soomaliyeed ee dalka Holland Cabdulqadir Cali Nuune asagoon ku soo dhaweyay ciyaryahan ku tartamayay magaca soomaliya. ciyaryahankasi oo layirahdo cabdi laki oo galay kalin wanagsan cayaryahanada ordayay ayaa waxaa ay garayen dhamantood 200 oo qof.

Bashiir Jiidaal Barow

Somaliweyn Bilhamja