1 min read

Sucuudiga oo hal mar dil ku fuliyay dad aad u tira badan.

Sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine Dmytro Kuleba,Ciidamada Ruushka ayaa afduubtay duqii magaalada koonfurta ku taalla ee Dniprorudne.

Yevhen Matveyev ayaa noqonaya duqii labaad ee magaalo kutaala Ukraine ah oo ay afduubaan ciidamada Ruushka saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, ka dib markii duqa magaalada Melitopol ee u dhow la sheegay in Jimcihii la xiray.