1 min read

Odawaa oo xildhibaan noqday iyo Al-

Mudane Odowaa ayaa markale qeyb ka noqon doonaa Baarlamanka Soomaaliya 4-ta sano ee soo socota.

Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Xusen Odowaa ayaa hada lagu Baletweyne waxaana loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#069 ee golaha shacabka.

Mudane Odowaa ayaa markale qeyb ka noqon doonaa Baarlamanka Soomaaliya 4-ta sano ee soo socota.