1 min read

Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay ergada soo xulaysa saddex kursi oo taala magaalada Gaalkacyo.

Muqdisho:- Guddiga Hirgilinta doorashooyinka heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay xubnaha guddiga xulista ergada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta taala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.