1 min read

Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday Warkii laga sugaayay.

Wasiirka caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe ayaa shaaca ka qaaday in dadka Kenyaanka ah aysan qasab ku aheyn In ay xirtaan waji-xidhka marka ay joogaan goobaha dadweynaha,balse waxaa uu sheegay in ay weli muhiim tahay in dadka ay aad isu ilaaliyaan.

Dadka Kenyaanka ah ayaa waxaa horay qasab ku aheyd inay xirtaan afxirka la isaga ilaaliyo cudurka Covid-19, xabsigana loo taxaabayay cidii la arko iyadoo an xirneyn.