1 min read

Guddiga doorashada Banaadiriga oo shaaciyay Liiska Guddiga soo xulista ee shanta Kursi.

Guddiga doorashada Banaadiriga,ayaa soo bandhigay Liiska Guddiga soo xulista ee shanta kursi.

Doorashada shanta kursi ee Banaadiriga ayaa todobaadkan la qabanayaa, sida uu horay u shaaciyay Guddiga doorashada Banaadiriga.

Halkan ka akhriso:-