|

Maraykanka oo mar kale digniin culus u Jeediyay Madaxda Somalida.

Qoraal kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Somaliya,ayaa looga dalbaday in madaxda Somalida ay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa in doorashada Golaha Shacabka lagu soo gaba-gabeeyo 25-ka bishan,si lagu kalsoonaan karo oo daah-furan.

“Dowladda Mareykanka waxay la xisaabtami doontaa ciddii carqalad ku keenta ama carqaladeysa hanaanka doorashooyinka,”,Ayaa lagu yiri qoraalka Safaarada Mareykanka ee Somaliya.

Posted by on Feb 19 2022. Filed under Caalamka, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]