1 min read

Muuqaalka iyo Duruufta mise Fikirka iyo waxa uu Aaminsan yahay Qofku.

Md. Muse Muudeey Raamoole.


Md. Muse Muudeey Raamoole oo sheegto in uu yahay,Taliye Laandheere, Gudoomiyaha Aagga Xeebta Jaziiro iyo u doodaha 5ta Somali ayaa dhibaata badan oo ah Rafaad dhinaca Jirka iyo Maskaxdaba saameeyay kala kulmay intii uu joogay Aaggaa iyo Duruuftii adkeeyd ee uu soo maray.


Muse ayaa yiri: Hore dhibaato badan ayaan u qabay, kadibna intii aan Xabsiga ku jiray Xatta Asgartii isla keey sawirtay waa la xiray, Go’doon ayaana noqday.


kadibna dhalin yaro Somaliyeed ayaa ii soo gurmatay oo nolosheeydii wax ka bedeshay, Hadda xur ayaan ahay Qofkii isla keey sawirana lama xirayo.Weli fikirkeeygii 5ta Somali waan Aamin sanahay iyo raadinta Xuquuqda iga maqan, Si degenaan ah ayaan ku raadinyaa intii suura gal ah.


FG: Qofka Muuqaalkiisa iyo Duruufta heeyso markaa, ha ku qiimeeyn ee waxa uu Aaminsan yahay iyo Xuquuqda uu raaddanayo tix gali. Waxaan u mahadcelinayaa dhalin yaradii, duruufihii Raamoole heeystay wax ka bedelay ee iskood isku xilqamay, Raamoole waxa uu yiri: Marna ma marin xarun dhaqan celin oo laga yaabo xarumaha qaar in ey Qofka duruuftiisa uga sii daraan. Adiguna isku day walaalkaga Somaliga ah ee dhiban in aad fahamto inta aadan go’aan ka gaarin, kuwa aan Mooyaan leenahay qaar badan ayaan naga garaad yareeyn. Raadi duruufta heyso iyo xalka.( F.S: 1& 5aad).

Qore: Yahya Amir