1 min read

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo hakiyay natiijada sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka dalka ayaa maanta hakiyay ku dhawaaqista natiijada sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee laga soo doorto gobolada Waqooyi ee Soomaaliland, kuwaas oo maalmo kooban ka hor lagu doortay magaalada Muqdisho.