| | 245 views

Wasiirka Gaashaandhiga Turkiga oo booqasho kormeer Ku tagay kulliyada Turkisom

Booqasho kormeer ah oo uu Ku tagay Wasiirka gaashaandhiga Turkiga kulliyadda tababarka Ciidamada xooga dalka ee Turkisom si loo xoojiyo tababarada dhismaha ciidanka.

Waxaa xaruntaasi Ku soo dhaweyey mas’uuliyiinta Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiinta Safaarada Turkiga ee Soomaaliya.

Wasiirka oo halkaasi ka furin qeybo kale oo lagu xoojibaayo tababarka ciidamadda Soomaaliyeed.



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada