| | 483 views

Ilaawshiya dhawaa ma umul baa!!

Shacabka koonfur galbeed marnaba ma ilaawi doonaan sidi arxan darada aheyd ee loo kala qeybiyay walaalo wada dhashay baa la kala jaray rabitaaanki shacabka ayaa la hor istaaagay sanadki 2014.

Dadki kala qeybiyay waxa hormuud u ahaa xildhibaan Cabdalla Xuseen Cali iyo Xil. Ibraahim Yarow isak oo labaduba xiligaasi ahaa wasiiro shacabka koonfur galbeed ku qasbay weliba aan ognahay dad masaakiin ah aanan waxba galabsan in amaro ay bixiyeen lagu dilay oo maanta mowta ah qaar kalana ay maanta naafo u noqdeen dhaawacyo soo gaaray dadkaasi waxaa lagu dulmiyay waa awoodda dowladnimo.

Waxaasi oo idil waxaa kasii daran dadki noocaasi ahaa in ay maanta rabaan shacab walaala ah in ay iska hor keenaan oo ay colaad kala dhex dhigaaan.

Hadiii aynu nahay shacabka koonfur galbeed waxaan u digeeynaa dadkaasi iyo cida daba ka riixeeysa waxaan leenahay ma aqbali doono in muwaadin reer koonfur galbeed la wax yeeleeyo waxaan kaloo xasuusinayaa madaxweynaha imaan doono in shuhadadi 2014 dadki ka dambeeyay in cadaalada la horkeeeno.



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada