| | 417 views

Alfanaan Mursal Faladagan oo soo saaray Hees cusub oo laga dabadhacay

Alfanaan Mursal Faladagan oo degen qaaradda Yurub ayaa maalmahan Ku mashquulsanaa inuu soo saaro hees cusub oo ay kala qeyb galayaan dad Reer Yurub ah ayaa Ku guuleysatay inuu helo koox la jisha heestiisa cusub,  heestaaan Waa heesihiisa kuwii ugu   cusbaa oo laga dabadhacay.

New song si aan inaba Caadi aheen Ku soo dhawaada iyo daawasho wacan

New song si aan inaba Caadi aheen usoo duubay daawasho wacan

Posted by Alfanaan Mursal Faladagan on Tuesday, October 16, 2018



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada