| | 657 views

Safaaradda Suudaan oo furtay Buugga Tacsida Madaxweynihii hore ee dalkaas Gen. C/raahman Siwar Al Dahab.

Muqdisho- Safaaradda Sudan ee Somalia ayaa ka furtay magaalada Muqdisho buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalkaasi General C/raahman Mahamed Hassaan (Siwar Al Dahab) oo ku geeriyooday Isbitaal Mileteri oo ku yaal magaalada Riyad ee Caasimaada Boqortooyada Sacudi Carabiya oo in muddo ah halkaa lagu daweynayay.

1985-tii ilaa 1986-dii ayuu madaxweyne ka ahaa dalka Sudan, isagoo noqday madaxweynihii 5-aad ee soo mara dalkaasi Sudan.

Ergada Safaaradda Sudan ee Somaaliya ayaa soo saartaya bayaan oo ay ku wargrlinayso in buugaasi Tacsida marxuumka uu furan yahay maalmaha sabtida ,Axada iyo Isniinta oo ka bilaabmaysa manta oo Sabti ah saacadda 11 ka Subaxnimo ilaa 4 ta Galabnimo iyadoo buugga diwaangelinta Tacsida uu yaallo Xarunta safaarada ee Muqdisho.



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada