| | 2,009 views

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Sagaalkii bishii Sebtember waxaa wadanka Sweden laga qabtay doorashooyin oo ay ku tartamaayeen xisbiyadda kala duwan wadanka Sweden, waxaa xisbiyadaasi ku jiray Soomaali Swedhis oo u sharaxnaa xilal kala duwan ee xisbiyada tartamaayey.

Waxaa maanta inoo surto gashay in aan wareysano labo ka mid ah xildhibaanadaas oo ku guulaystay booska xildhibaanimo ee degmooyinka Trollhättan iyo Eskilstuna ee dalka Sweden.

Aaliyah Faduma oo u sharaxneed xisbiga Nya Moderaterna (Xisbiga hantigoosadka ama xisbiga Midigta) ee magaalada Trollhättan ayaa ku guuleysatay in ay noqoto xaldhibaanada sanadkan 2018 ilaa 2022 ee xisbiga Moderaatka.

Mohamed Abdukani oo u sharaxnaa xisbiga Miljöpartiet (Xisbiga Cagaaran) ee magaalada Eskilstuna ayaa wuxuu ku guuleystay in uu noqoto xaldhibaanada sanadkan 2018 ilas 2022 ee xisbiga Miljöpartiet (Xisbiga Cagaaran).

Wareysigan waxaa inoo daadihin doono Yoonis Khaliif ee dhageysi wanaagsan.



Flag Counter

Archives



Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada