| | 256 views

Madaxweynaha Hirshabelle Iyo Dowladda Federaalka oo ka heshiiyey khilaafkii u dhaxeeyay

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Federaalka ka heshiiyeen khilaafka u dhaxeeyay.

Waxaa uu ugu baaqay dowladda Federaalka in wada hadal la furto maamul goboleedyada kale ee dalka jira si loo dhaxeeyo madmadoowyadii soo kala dhaxgalay madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe oo fadhida magaalada Mogadishu.



Flag Counter

Archives



Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada