| | 473 views

Doorashada Sweden: 7 Ruux oo Soomaali ah oo Xilal ku Guuleystay

Illaa iyo 7 ruux oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii guud ee dhawaantan ka dhacay dalka Sweden. Leyla Cali Cilmi, ayaa ka mid ah dadka doorashada baarlamaan ee dalkaasi ku guuleystay.

Waxa sidoo kale maanta lakala ogaan doonaa natiijooyinka seddex ruux oo kale oo Soomaali ah, kuwaas oo iyaguna xilalka baarlamaanka dalkaasi u tartamaya.

Saciid Nuur Qaas oo ka mid ah dadkii ka shaqeynayay xarrumaha cod bixinta ee dalka Sweden, ayaa faahfaahinaya doorashooyinka guud ee Sweden sanadkan ka dhacay.



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada