| | 361 views

Daroogada xashiishada ayey lacag farabadan ka heshaa Al-Shabaanka

Waxaa cad in kooxda alshabaab lacag badan kahesho iiminta xashiishada iyo iwm

Kooxaha Islaamiyiinta ee ka dagaalama wadanka Afganistaan ayaa waxay haystaan suuqa ugu weyn ee beerida Daroogada ah Opium waxay ka helaan dhaqaale lagu sheegay 5bilyan$

Sidaa silamida kooxda alshabaab waxay Haystaa dhaqaalo ay kahelaa Daroogada xashiishada iyo kuwa la midka ah.

waxa ay dhulka wabiyadu maraan xoogooda isugu geeyeen waa dhul ay ku beeraa Daroogada nooc yada ay lacag badan ka. helayaan

Dhawaan magaalada Jowhar ayaa lagu gubay xashiishad laga soo guray beer ku taal deegaanka Bacaadle oo dhinaca Koofureed kaga beegan magaalada Jowhar illaa iyo 15km. Arinkaa ayaa Markhaati ah.

Dawlada Dhexe ee Faderaalka ah iyo maamulada Gobaladu arinkan kama hadlaan meesha dhaqaalaha ugu badan kooxda alshabaab ka hesho.

Dhalin yarada reer kenya itoobiya iyo dhamaan Bariga afrika waxay si aad ah u cabaan Daroogada xashiishada sida sigaarka oo kale.

Sow inla iswaydiiyo maaha kooxa iska leh beeraha xashiishadu ka baxdo ee ku yaal dhulka wabiyado maraan ee kooxda alshabaab haysato xagee suuq weyn u ah ? Suuqooda ugu weyn waa Itoobiya iyo Kenya.

Danjire Mahamed Caalim



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada