| | 344 views

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo shuruud ku xiray Wadahadal ay la yeeshaan Dowladda F. Somalia.

Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray baaqii Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray shir wadatashi ah oo dhacaya 17-18 bisha September madaxda dowlad goboleedyada, kaddib markii ay gaareen go’aan dowlad goboleedyada ku hakiyeen wada shaqeyntii dowladda Federaalka.

Maamul goboleedyada ayaa shuruud ku xiray wada xaajood ay la galaan dowladda Federaalka, si loo dhameeyo khilaafka, waxayna soo jeediyeen in la helo garab saddexaad oo door dhexdhexaadin ah ka qaadanayalabada dhinac.

Dhanka kale maamul goboleedyada ayaa soo jeediyay in sababo amni dartood in la isla meel dhigo goobta uu shirka ka dhacayo,

Hadabba hoose ka akhriso war murtiyeedka Golaha oo sidiisa u qoran:-



Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*