| | 213 views

Kooxda Arsenal oo 3-2 uga badisay kooxda Cardiff City+Sawirro

Ciyaartaan ayaa qaybteedii hore ku soo dhamaatay bar baro 1-1 ah, iyadoo marki dib la isugu soo laabtay ay guul ku xaqiiqsaday ciyaartaasi kooxda Arsenal.

Arsenal ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta daqiiqaddii 62-aad waxaana goolkaas u saxiixay xidigooda weerarka Ciyaaryahan P.Aubameyang.

Balse, Cardiff City oo markale soo laabatay ayaa waxaa goolkeeda barbaraha u keenay xidigooda Danny Ward kaas oo shabaqa gaaray daqiiqaddii 70-aad ee ciyaarta.

Arsenal oo xaalku ku xun yahay waxaa goolka guusha u keenay weeraryahankooda A.Lagazette kaas oo cid walba oo Gunners taageerta ka farxiyay daqiiqaddii 81-aad.

Kooxda Cardiff City oo isku dayday inay mar kale bar bareyso Gunners ayaysan u suurta galin.

Ciyaarta ayaana waqtigii loogu talagalay ku soo dhamaatay 3-2 oo ay ugu damabyn guushu ku raacday Arsenal.



Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*