| | 670 views

Maanta waa naxsanahay: Dacwadii ICJ Waxaan ka cabsi qabo in aan xaqeena si fudu ku wayno.

Gal dacwadeedkii hor dhaca ahaa, ee maxkamada Caalamiga ah ee ICJ ee annaga iyo Kenya, Somalidu waxay saxiixday 12/feb/2018 wanna buuxinay galkii.

In la soo dhameystiro waqtigu wuxuu dhacayay JUNE 2018.haddii aan la dhameystirina waxaa lagaa qaadanayaa go’aan lidkeena ah.

Weli ma arag wax cadeyn ah in la gudbiyay ka hor June 2018.haddii aan la gudbin waa khasaaro iyo si fudud xaqaaga ku waay.

Mala hilmaamay?. Ma isku haleeyn ayaa wax u halaabeen?. Mise aniga ayaan ogeyn ee waa la gudbiyay?.

Iga farxi oo war khayr ah ii sheeg, waa la gudbiyay in aad i tiraa ayaan jeclaa lahaa,oo aad cadeeyn i siiso.

Kurbada subaxaan iga feyd, Mahadsanid.

Qore: yahya Amir





Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada