| | 1,000 views

Xog Cusub: Abey Ahmed oo Talefoon kula Hadley Farmaajo, Maxay ka wada hadleen?

Xog Cusub ::: Warar Hordhac oo lagu Kalsoon yahay Ayaa Waxay Sheegayaan in Abey Ahmed Talefoon kula Hadley Farmaajo. Isagoo ka Dalbadey in Khilaafka Itobiya Kala Qayb Qaato Qasatan Oromada iyo Somalida.
Abey Ahmed Ayaa Farmaajo ka Dhaadhiciyey Xaalada Kacsan ee Somalida iyo Dagaalka Oromada kala Dhaxeeya Inuu Xalintiisa Qayb Weyn ka Qaato.

Xogta Ayaa Waxay sheegeysaa in Muqdisho Gogal Farmaajo Dhigo Si Madaxda Labada kilil Somalida Iyo Oromada iyo Siyaasiyiintooda iyo Odayaal Dhaqameedkooda ugu Wada hadlaan.

Waxaa isweydiintu Tahay Haddii
1: Dowlada Somaliya Arintaas Gasho Door intee La eg Ayey Nabada ka Qaadan karaan.

2;; Dowlad somaliyeed Hadey Wadahadal ka Gasho in dhulka Somalida Itobiya kasii mid Ahaadaan kuna Qanacsan tahay Maxay Noqanayaa Mustaqbalka Dhulkaas.

3 :: Malaga Yaabaa in Somaliya Lagu qiyaanayo in lafteeda Ethiopia Lagu qasbi Doono hadeyba Qeyb kala Noqato Iney Oromo heshiis la gaareyso.

4:: ugu Danbeen nabad iyo Nolol Maka Suurowda Arintaas .

Waxaan ogahay in arintaas qiyaano Looga socda lkn Haddii arintaas Dhabowda Oo Loo qalab Qaato waxaa Jiri Doonto Dad Uriyaaqi Doono Oo Qiil ka Dhigan Doono Itobiya Ayaan Heshiisiin uqabaney. Waxayse ogaan karin waxa ku Hoos duugan ee arintaas Halaga Hor Tago Soomaaliyeey.
Mahadsanidiin.

Geellow Guhaad



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*