| | 762 views

Gudoomiyaha ururka haweenka Soomaaliya oo sheegtay in Magaalada Garowe…

Gudoomiyaha ururka haweenka Soomaaliya Batuulo Sh Axmed Gabale oo kusugan magaalada Garowe ee caasimada dowlada Puntland ayaa sheegtay in magaalada Garowe lagu qaban doono Shirweyne wadatashi ah oo ay isugu imaan doonaan haweenka Soomaliyeed iyo madaxda dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.





Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada